Turkiga oo Howlgal Milatari qaadaya iyo Mareykanka oo Walaac xooggan ka muujiyay

Mareykanka ayaa Talaadadii walaac ka muujiyay qorshaha Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan uu ku doonayo in uu dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo cusub uga bilaabo xudduudda koonfureed ee dalkaas, isagoo sheegay in weerar kasta oo cusub oo lagu qaado waqooyiga Suuriya uu wiiqayo xasilloonida gobolka, isla markaana uu halis gelinayo ciidamada Mareykanka. “Waxaan aad uga walaacsanahay warbixinnada iyo … Continue reading Turkiga oo Howlgal Milatari qaadaya iyo Mareykanka oo Walaac xooggan ka muujiyay